Iskufilnaanshaha dhaqaale wuxuu aasaas lamahuraan ah u yahay in aad ku noolaato nolol habboon, kaalin firfircoonna ku dhex yeelato bulshada.
Cutubkan ugu dambeeya ee koorsada, waxaan kaga hadli doonnaa qaybaha ugu muhiimsan dhaqaalaha qofka iyo qoyska. Marka aad aqoon buuran u leedahay dakhliga, kharashyada, dhigaalka, canshuuraha iyo xuquuqaha kaalmada, way sahlan tahay in la gaaro go’aanno xog’ogaalnimo ku salaysan isla markaana aad dhisto sugnaan maaliyadeed.
Soo gal
Helitaanka koorso kan waxay u baahan tahay in la soo galo. Fadlan hoos ku geli macluumaadkaaga gelitaanka!
