Ku-biirista suuqa shaqadu waa tallaabo ahmiyad weyn leh. Waxay ina siinaysaa fursad aan ku gaarno iskufilnaan dhaqaale, kaga faaiidaysanno xirfadaheenna, isla markaana aynu kaga dhex muuqanno bulshada. Goobta shaqadu sidoo kale waa mid ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee lagu barto dadka laguna dhiso xiriirro.
Cutubkani wuxuu ka hadlayaa xuquuqda iyo masuuliyadaha muhiimka ah ee suuqa shaqada, doorka ururada shaqaalaha, shaqaddoonista, ruqsooyinka shaqada, kaalmooyinka lacageed ee shaqo-la’aanta iyo waxyaabo kale oo badan.
Mawduuca Koorso
Soo gal
Helitaanka koorso kan waxay u baahan tahay in la soo galo. Fadlan hoos ku geli macluumaadkaaga gelitaanka!
