5. Daryeelka Caafimaadka

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Iceland wuxuu ka kooban yahay xarumo daryeel caafimaad, isbitaallo, iyo dhakhaatiir takhasusi ah. Waa muhiim in aad ogaato halka aad ka doonanayso caawinaad si aad uga baaqsato sugitaan iyo kharashaad aan loo baahnayn.

Tallaabooyinka kahortaggu waxay kaalin muhiim ah ka cayaaraan joogtaynta caafimaadkeenna. Waxaana ka mid ah baaritaannada nidaamsan ee kansarka, tallaallada, kahortagga shilka, iyo arrimo kala duwan oo aan samayn karno si aynu u kaabno fayaqabkeenna maskaxeed iyo keenna jireedba.

Cutubkani wuxuu ka hadlayaa nidaamka caymiska caafimaadka, rugaha caafimaadka, waaxaha gurmadka degdegga ah, khadadka taleefanka ee kalkaaliyayaasha caafimaadka, adeegyada turjumaadda iyo arrimo kale oo badan

Aan la isku qorin

Koorso Waxaa ka mid ah

  • 22 Casharro
  • 1 Kedis